Topic

Home Forums Suaalo Guud Downloading says this alreadey on your task

Viewing 1 post (of 1 total)
  • Author
    Posts
  • #21293
    User AvatarMOHYAK2020
    Participant

    Cashar ayan degsinayey ka dib iyadoo downloading kii dhexda marayaa ayaa qadkii iga go’ay , maalintii dambene Resume wuu uu noqonwaayey , kadib kii dhexda marayey ayaan iska dalete garerey si markale downloading cusub usoo biloobo , markaan dowmload ku dhuftaba wuxuu leeyahay “this already your task” marka maxaan sameyaa ardeyda iyo mclka i caawiya thanks all

Viewing 1 post (of 1 total)
  • You must be logged in to reply to this topic.