PHP Programming

php
14
Mar

Kusoodhawoow Kooraska PHP Programming oo ah maado muhiim ah markay timaado inaad samayso Shabakadaha iyo Online Systems ka. Markaad kooraskan daawato waxaad awood uleedahay inaad samayn karto System kasta oo online ah. Sida School Management Systems, Hospital Management Systems, Hotel Management Systems, Booking Management Systems, Shopping Management Systems iyo dhamaan Onile Management Systems ka.

Kooraskan aad buu muhiim uyahay markaad doonayso inaad noqoto Web Developer, HMTL ku waa static ama waa page aan xarakaad farabadan aan samayn karin iyo inay soo akhriso waxa browsers ka kuxusan meesha uu PHP gu yahay Dynamic oo ah inaad kuqaban karto shaqo kasta isbebedelaysa ama waxkasta oo aad doonayso.
Kooraskan waxaan kubarandoonaah waxyaabo badan oo ay kamidyihiin aasaaska PHP ga (Basic), sidookale waxay kubaranaynaa dhamaan waxa layiraahdo Programming Elementens ( sida Selection Statements, Looping ka, Functions, Arrays), Sidookale waxaynu kubaranaynaa sida data base loo create gareeyo, sida Database ka loogu xiro pageka, Sida loosameeyo forms ka (sida User Registration, Student Registration) ugudanbayn waxaynu samayn doonaah system ah School Management System.

Fadlan hoos kadaawo kooraska oo dhamaystiran.

Course Content

Total learning: 36 lessons Time: 12 weeks

Instructor