Courses
Advanced Java Programming
No Comments
/ Waa qaybtii 2aad ee kooroska Java, Qaybta hoose horay uduubnay oo webka ayaad kahelin Waxyaabaha aan kubaran doono kooroskan waxa uguwayn sida loosameeyo Software/Barnaamij adoo isticmaalaya luuqada Java
-
Teacher Ahmeddirir
- 923 Students
PHP Programming
No Comments
/ Kusoodhawoow Kooraska PHP Programming oo ah maado muhiim ah markay timaado inaad samayso Shabakadaha iyo Online Systems ka. Markaad kooraskan daawato waxaad awood uleedahay inaad samayn karto System kasta oo online ah. Sida School Management…
-
Teacher Ahmeddirir
- 368 Students
Microsoft PowerPoint 2016
No Comments
/ Barnaamijka MS Powerpoint version kiisa 2016 wuxuu kamidyahay koorsooyinka barashada aasaaska computer ka khaas ahaan Microsoft Office. Barnaamijkan wuxuu kuusahlayaa markaad barato inaad diyaarinkarto Presentations ama noockasta oo bandhig ah oo quruxbadan dadka indhohoodana soojiita….
-
Teacher Ahmeddirir
- 1479 Students