“Habka Ugu Fudud ee Barashada Xisaabta: Grade 1 ilaa Grade 8!”

Hordhac
Barashada Xisaabta waa kooros kubaxaya afka Soomaaliga, kaas oo lagu barto qaab online ah, lagana heli karo shabakadda Aflax Academy. Kooroskan wuxuu kakoobanyahay xisaabta dugsiga hoose iyo dhexe,  Magaca Koorsadan waxaa ladhehaaa All Primary Mathemmatics.Waa xisaabta fasalka 1aad ilaa fasalka 8aad. Casharada oo dhan waa kuwo duuban oo maqal iyo muuqaal ah, taasoo suurtogal ka dhigaysa in ardaygu si xor ah uu ubarto kuna dhameeyo wakhtiga uu rabo. Kooroskan wuxuu ka kooban yahay 200 oo casharo oo maqal iyo muuqaal ah afsoomaalina lagusharaxay..

Waxyaabaha Lagu Baranayo

Halkan waxaa kuxusan qodobadan ama cutubyada ugu waawayn aad kubaranayso Kooroska Barashada Xisaabta:

  1. Addition, Subtraction, Multiplication, and Division
    Barashada isku-daridda, kala-goynta, isku-dhufashada, iyo qeybinta.
  2. Reading, Writing, Rounding, and Inequality Numbers
    Fahamka iyo qorista tirooyinka, qaabka loo duubo(rounding), iyo barashada tirada is-leeg ama is-kala-sarreysa.
  3. Exponents
    Fahamka jibaarada iyo isticmaalka jibaaradaxisaabeed.
  4. Order of Operations
    Sida saxda ah ee loo kala hormariyo hawlaha xisaabeed (PEMDAS).
  5. Average, Median, and Mode
    Barashada celceliska, dhex-dhexaadka, iyo badidhacaha tirooyinka
  6. Factors and Primes
    Aqoonsiga jajabaha iyo tirada asaliga ah (prime numbers).
  7. Fractions
    Fahamka iyo isticmaalka jajabyada.
  8. Square Roots and Other Radicals
    Barashada xididka iyo hawlaha la xiriira.
  9. Decimals
    Sida loola shaqeeyo tirooyinka tobanle (decimal numbers).
  10. Rational and Irrational Numbers
    Farqiga u dhexeeya tirooyinka isku-darka ah iyo kuwa aan isku-darka ahayn.
  11. Percentages
    Barashada boqolleyda iyo sida loo xisaabiyo.
  12. Signed Numbers
    Fahamka tirooyinka togan iyo taban.
  13. Measurements
    Barashada cabbirrada iyo qaabka loo isticmaalo.
  14. Geometry
    Fahamka xisaabta joomatari-ga, sida wareegyada iyo xagallada.
  15. Algebra
    Hordhac iyo faham guud oo ku saabsan xisaabta xarfaha.
  16. iyo kuwa kale.

Maxaad kudooran Kooroskan!

  • Luuqad Fudud: Casharada waxa lagu sharxayaa afkeena hooyo af Soomaali oo fududaynaysa fahanka csharada. Sidookale waxaan baranaysaa dhamaan erey bixinta English ta iyo Afsoomaali gaba. Tusaale English waa balance, afsoomaali na waa miisan. ama prime number afsoomaali waa Tiro mutuxan markale waa factor afsoomaali waa isir ama isirayn. Sidaas ayaad erey bixinta xisaabta kubaranaysaa labada luuqadoodba.
  • Helitaanka Mar Kasta: Casharada oo dhan waa kuwo duuban, waxaadna heli kartaa wakhti kasta adigoo adeegsanaya internet.
  • Qaab Casri ah: Kooroska wuxuu u habaysan yahay qaab ardaygu si sahlan wax ugu barto, iyadoo la adeegsanayo maqal iyo muuqaal iyo weliga tichnology casri ah oo laguduubay casharada. Fadlan daawo Casharada free ga ah ee hoos yaala.