Kaalay wax Baro oo Aflax.

Aflax Academy waa Shabakad Lagubarto Dhamaan maadooyinka Computer Science , IT, Luuqada English, Xisaab iyo maadooyin kale. oo Afsoomaali kubaxa Maqal iyo Muuqaal.

Online Courses

Accredited Curriculum

Web Hosting and Design

Expert Teachers

Book Library & Store

Next

4 Talaabo ee Ardayga

group-4-Recovered

Arag warbixinta iyo webka

Talaabada uguhoraysa markaad soobooqato Aflax Academy waa inaad hesho oo daalacato warbixinta iyo casharada kooroska aad ubaahanatahay inaad barato. Koorso kasta waxay leedahay casharo free ah ama furan oo aad daawan karto intaadan isdiiwaangelin si aad kooroskaas uqiimayso. Fadla taabo button ka read more si aad u aragto warbixinta oodhan.

Read More

Isdiiwaangeli

Talaabada labaad ayaa ah inaad isdiiwaangeliso markaad soo aragto warbixinta iyo casharada aadna kuqanacdo kooroska aad rabtay. Markaad isdiiwaangeliso Akoongaagu wuxuu gelayaah xaalad layiraahdo Pending oo ah inuusugayo in la aqbalo ama lafasoxo si aad ugasho kooroska ama koorsooyinka aad iskadiiwaangelisay. Marka aad bixiso khidmada ama fee ga maadada aad rabto ayaa lafasaxayaah akoonkaaga. Fadlan taabo buttonka read more si aad iskudiiwaangeliso

Read More

Qaado Kooroskaaga

Markaad isdiiwaangeliso aadna bixiso fee ga ama khidmada koorosku lagugadayo waxaa kuubilaamaya in laguu fasoxo casharada oo aad bilowdo inaad barato. Barashada casharada ama kooroska aad qaadatay waxaad kabaranaysaa webka dhexdiisa umana baahana wakhti gaara waxaad baran kartaa xilikasta aad adigu jaanis hayso

Read More

Hel Shahaado

Shahaadooyinka aan bixino waa Certificate iyo Diploma. Waxaa laguugusoodirayaah Online markaad gasho imtixaanaadka koorsooyinka aad shahaadada karabto

Maxay Kafaaiideen Ardayda wax kabarata Aflax Academy? – Daawo Muuqaalada Hoose.

Adeegyada

Barashada dhamaan maadooyinka Computer Science iyo IT ga

Shabakada waxaa lagubartaah dhamaan maadooyinka Computer ka oo duuban maqal iyo muuqaaal nesciunt. There are many variations of passages

Read More

WebDesign and Hosting

Samaynta, Nashqadaynta iyo martigelinta shabakadaha

Online IT Consultant

Upcoming Events

Halkan waxaad ka arkidoontaah waxyaabaha cusub ee soosocda ama bilaamaya isbuucyada ma bilaha soosocda

+

Courses

+

Lessons

+

Students

 MAXAAD SUGIN?

Kusoobiir kumanaanka arday ee waxkabarta shabakada Aflax Academy ee kala jooga inkabada 60 dal ee dunida.