Primary Maths free Lessons

Kusoodhawoow Aflax Academy Bogan waxaa kujira Casharo kamida xisaabta Dugsiga Hoose/dhexe oo free ah looguna talagalay inuu ardaygu arko oo daawado intuusan isdiiwaangelin ama koorsada qaadan.

 5 Cashar oo ah Level 1,  3 Cashar oo ah Level 2 ayaa halkan kujira

Hoos Kadaawo

Math FREE Lessons

Casharka 3aad – Addition – Kudar qaybo kamida

Casharka 14aad – Multiplication – Iskudhifasho qaybtii 5aad

Casharka 30aad – Rounding Numbers part3

Casharka 40aad – Order of Operations part2

Casharka 55aad – Prime Factorization Tree Method part2

———————————————————————————–

Casharka 72aad – Fractions ama Jajabta Cashar kamida

Casharka 85aad – Adding and Subtracting Square Roots

Casharka 108aad – Write a number in Scientific Notation Part2

Maxay Kafaaiideen Ardayda wax kabarata Aflax Academy? – Daawo Muuqaalada Hoose.