Diyaar matahay

Fadlan akhri Suaalahan intaadan bilaabin imtixaanka

  1. Madiyaarisay casharada tusaale 16 ilaa 23?
  2. Mahaysataah Internet aad iskuhalayn karto inta aad suaalaha kashaqaynayso macnaha aan kaa go ayn?
  3. Madaawatay muuqaalka sida suaalaha looga shaqaynayo?
  4. Makuu dabaysanyahay Computer ka ama Mobile ka?