successfully logged in

Soodhawoow, waad kujirtaah webka waaadna gelikartaah dhamaan maadooyinka iyo casharada kujira webka.

Muhiim - Fadlan Akhri shuruudaha Shabakada

  1. Shabakada Aflax Computer waa shabakad lagubarto aqoonta Computer Science ka, luuqada English ka iyo Xisaabaadka oo bilaamidoona Mardhow insha Allah
  2. Dhamaan Casharadu way duubanyihiin waxayna kujiraaan webka.
  3. Isbuucii waxaa lasoogelinayaah inta udhexaysa 5 ilaa 15 cashar oo cusub
  4. Ardaygu marka uu xubin kanoqdo webka wuxuu xaq uleeyahay inuu gelikaro dhamaan koorsooyinka iyo casharada webka kujira iyo kuwa lasoogelin doono.
  5. Wax caqabad ah haday webka kaahaysato ama Casharada waxaad laxiriiraysaa whatsup: +254722662441 AMA Email dirir@aflaxcomputer.com
  6. Waxaa mamnooc kaa ah inaad username iyo password kaaga siiso ama lawadaagto qofkale. Haday dhacdo system ku wuu arkayaah wuuna block garaynayaah ama xirayaah akoonkaaga. Waana aragnaah meesha aad kasoogelayso webka sida dalka, magaalada, xaafada, wadada iyo nework ga aad isticmaalayso..
  7. Hal username ama hal akoon waxaa isticmaali kara hal qof
  8. Maxaad samayn hadii akoonku kaaxirmo ama system ku uu block kusaaro. Waad nalasooxiriiraysaa, kadib waan baaraynaah cilada kuhaysata. Haday noqoto inaad akoonka qof kale lawadaagtay wax xuquuqa nagumalihid laguumana fasaxayo akoonkaas!
  9. Laakiin waa muhiim inaad nalasooxiriirto waayo waxaa dhicikarta inay ciladu tahay waxaad fahmiwayday ama cilad kale.
  10. Dalka aad iskadiiwaangelisay uun baad kasoogeli kartaah hadaad kaguurto ama aad safar badantahay waad noosoosheegaysa kadibna system ka ayaan fahansiinaynaah akoonkaaga si uusan block usaarin.
  11. Casharada hadaad ku aragto wax cilada fadlan Commnet ama meesha faalada laguqoro ee casharkaas kuqor ama noosoohseeg sida Cashar kamaqan dhexda, mid aan shaqaynayn iyo wixii lamida kadibna waan saxaynaah insha Allah.
  12. Sidookal kale waxaa muhiim ah inaad fikarkaaga kadhiibato casharada, maadooyinka iyo weliba maadooyinka aad jeceshahay in webka lagusoo kordhiyo.