Ahmeddirir
- PHP Programming
- 382 Students
Kusoodhawoow Kooraska PHP Programming oo ah maado muhiim ah markay timaado inaad samayso Shabakadaha iyo Online Systems ka. Markaad kooraskan daawato waxaad awood uleedahay inaad samayn karto System kasta oo online ah. Sida School Management...No Comments/ - Microsoft PowerPoint
- 1455 Students
Barnaamijka MS Powerpoint version kiisa 2016 wuxuu kamidyahay koorsooyinka barashada aasaaska computer ka khaas ahaan Microsoft Office. Barnaamijkan wuxuu kuusahlayaa markaad barato inaad diyaarinkarto Presentations ama noockasta oo bandhig ah oo quruxbadan dadka indhohoodana soojiita....No Comments/