Barashada English

Isdiiwaangelintu way Socotaa Sat Jan 10th 22:00
Day(s)
Hour(s)
Minute(s)
Second(s)

Barashada Luuqada English – 6 Levels

Kuhadal English ta wakhti kooban adoo jooga goobtaada!

Kooroskan Barasahada English wuxuu kakooban yahay 6 heer ama 6 levels oo kala ah Level 0 (Starter), Level 1 (Beginner), Level 2 (Elementary to Pre-Intermediate), Level 3 (Intermediate t) iyo Level 4 (Upper-Intermediate t) iyo Level 5 (Advanced). Waa koorso cusub oo hada laduubay loona diyaariyay qof kasta oo doonaya inuu luuqadda English-ta barto, horumariyo, una isticmaalo nolosha maalinlaha ah iyo shaqada. Waa barnaamij wax-ku-ool ah oo loogu talagalay in lagu baro dhamaan qaybaha muhiimka ah ee English-ka: Ku hadalka (Speaking), Akhriska (Reading), Dhegaysiga (Listening) iyo Qoraalka (Writing).

Hoos kadaawo casharo free ah oo Kooroska kamida si aad uqiimayso.

English Level 1 Free Lessons

Warbixinta  English Level 1

 Casharka 1aad ee English Level  1

Casharka 88aad ee English Level  1

 Casharka 56aad ee English Level 1

English Level 2 Free Lessons

Warbixinta  English Level 2

 Casharka 1aad ee English Level  2

Casharka 8aad ee English Level  2

Casharka 22aad ee English Level  2

English Level 3 Free Lessons

English Level 3 – Course Introduction

 Casharka 4aad ee English Level  3

Casharka 17aad ee English Level  3

Sidee La Iskudiiwaangeliyaa

Si aad iskudiiwaangeliso kooroskana u iibsato Fadlan taabo botton ka hoose

1. In lagudiiwaangeliyo

Hadaad rabto inaan anagu kudiiwaangelino Fadlan laxiriir WhatsApp yada hoose

2. Adigu isdiiwaangeli

Hadaad rabto inaad adigu isdiiwaangeliso Fadlan taabo buttonka hoose kadib na isticmaal button ka Add to cart ee Kooroska

Barashada Luuqada English Online

Qaybtan waxaa kuxusan Koorsooyinka 3 Heer ee English ta. Fadlan taabo si aad ubooqato Kooroska oodhan

English Courses

View all courses
Sale

English Level 4

Ahmeddirir506 students
Sale

English Level 3

Ahmeddirir661 students
Sale

English Level 2

Ahmeddirir1021 students
Sale

English Level 1

Ahmeddirir1348 students
Aflax Academy Logo

Suaalaha La Iswaydiiyo

  • 1 Halkee Casharada Lagabartaah?

    Cashaarada waxaa lagabartaah webkan aad hada kujirto ee Aflax Academy.

  • 2 Sidee Casharada loobartaah?

    Casharadu way duuban yihiin waxaad helaysaa casharada oo muuqaalo ah Afsoomaalina lagusharaxay, buugtooda, Imtixaanaadkooda Koorsooyinka qaar, Laylisyada iyo wixii caawimaad ah aad ubaahantahay.

  • 3 Shahaado maleeyihiin Koorsooyinku?

    Haa markaad dhamayso kooroska islamarkaasba waad helin Shahaadada kooroskaas.

  • 4 Malada degikaraa casharada ma la download garaysan karaa?

    Haa waad ladegi kartaa casharada.

  • 5 Koorosku imisa ayuu soconayaa (Course Duration)?

    Waxay ku xirantahay kooroska aad iibsato iyo wakhtiga aad geliso. Qof kii raba inuu maalintii ama todobaadkii casharo badan qaato iyo kii tartiib usoconaya labadaba waa sida uu qofku rabo.

  • 6 Casharada wakhtiyadee laqaataa?

    Xiligaad dooonto! Maadaama ay casharadu duuban yihiin waxaad baran kartaah oo lasocon kartaah markaad doonto ama aad jaanis leedahay. Sidoo kale waxaad kussocon kartaah xawaaraha aad rabto.

Maxaad subgin Hada isdiiwaangeli

Kusoo biir kumanaanka kun ee arday ee kalasooja in kabadan 90 dal oo wax kabarta kana Aflaxay Aflax Academy. Kaalay wax baro oo Aflax.