Programming, Webdesign and Database

Qiimo Dhimista 75% Free | Wed Jan 10th 22:00
Day(s)
Hour(s)
Minute(s)
Second(s)

Warbixinta ta oodhan Fadlan Daawo Video ga

Nagalaxiriir

WhatsApp1: +254 722662441
WhatsApp1: +254726225573

Web Design Courses

Web Development
Sale

Java Script

Ahmeddirir1762 students
Sale

PHP Programming

Ahmeddirir329 students
Sale

HTML and CSS

Ahmeddirir3426 students

WORDPRESS

Ahmeddirir1585 students

Programming Courses

Programming
Sale

Advanced Java Programming

Ahmeddirir858 students
Sale

C# Programming

Ahmeddirir2242 students
Sale

C++ Programming

Ahmeddirir3476 students
Sale

Java Programming

Ahmeddirir2549 students

Database Courses

Database Systems
Sale

Visual Basic.net

Ahmeddirir1252 students
Sale

Microsoft Access Database

Ahmeddirir2434 students
Sale

MySQL Database

Ahmeddirir2246 students

Suaalaha La Iswaydiiyo

  • 1 Halkee Casharada Lagabartaah?

    Cashaarada waxaa lagabartaah webkan aad hada kujirto ee Aflax Academy.

  • 2 Sidee Casharada loobartaah?

    Casharadu way duuban yihiin waxaad helaysaa casharada oo muuqaalo ah Afsoomaalina lagusharaxay, buugtooda, Imtixaanaadkooda Koorsooyinka qaar, Laylisyada iyo wixii caawimaad ah aad ubaahantahay.

  • 3 Shahaado maleeyihiin Koorsooyinku?

    Haa markaad dhamayso kooroska islamarkaasba waad helin Shahaadada kooroskaas.

  • 4 Malada degikaraa casharada ma la download garaysan karaa?

    Haa waad ladegi kartaa casharada.

  • 5 Koorosku imisa ayuu soconayaa (Course Duration)?

    Waxay ku xirantahay kooroska aad iibsato iyo wakhtiga aad geliso. Qof kii raba inuu maalintii ama todobaadkii casharo badan qaato iyo kii tartiib usoconaya labadaba waa sida uu qofku rabo.

  • 6 Casharada wakhtiyadee laqaataa?

    Xiligaad dooonto! Maadaama ay casharadu duuban yihiin waxaad baran kartaah oo lasocon kartaah markaad doonto ama aad jaanis leedahay. Sidoo kale waxaad kussocon kartaah xawaaraha aad rabto.

Maxaad subgin Hada isdiiwaangeli

Kusoo biir kumanaanka kun ee arday ee kalasooja in kabadan 80 dal oo wax kabarta kana Aflaxay Aflax Academy. Kaalay wax baro oo Aflax.